Madaxweyne Laftagareen oo Muqdisho soo gaaray iyo Xog ku aadan ujeedka Socdaalkiisa (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa Safar shaqo kuso gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho wafdiga Madaxweynaha waxaa kuso dhoweyey Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya,Wasiiro iyo qeybaha kala duwan Bulshada Caasimada. Safarkan shaqo uu magaalada Muqdisho kusoo gaaray … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo Muqdisho soo gaaray iyo Xog ku aadan ujeedka Socdaalkiisa (Sawirro)